Taariikh Cutubka 1aad
Dowlada Cusmaaniyiinta.
1 / 24
1. Isirka dadka Cusmaaniyiinta waa..
2 / 24
2. Nidaamkii maamul ee dawladdii cusmaaniyiinta waxa uu ahaa...
3 / 24
3. Meeqa sano ayuu xilka haayey suldaan Orkhaan Gaazi..
4 / 24
4. Goorma ayay dhisteen cusmaaniyiinta ciidan badeed oo leh maraakiib dagaal..
5 / 24
5. Sheeg meeqa sano ayuu xilka haayey suldaan suleymaan qaanuuni?
6 / 24
6. Sheeg sanadkuu dhacay dagaalkii jaaldiiraan?
7 / 24
7. Aasaasihii ciidanka milatariga cusmaaniyiinta waxa uu ahaa...
8 / 24
8. Magaalada Askuud wadanka ay kutaal waa...
9 / 24
9. Magacii loo aqoon jiray istanbuul waxuu ahaa..
10 / 24
10. ciidankii cusmaaniyiinta Waxaa la'oran jiray ciidankii..
11 / 24
11. Yaa kala wareegay xilka cusman?
12 / 24
12. Cusmaan waxaa uu dhintay sanadkii..
13 / 24
13. "Caruurteyda iyo saaxiibadeydow siiwada sareynta diinta islaamka kuna siiwada jihaadka Eebe dartiis gacantana kuhaysta Astaanta sharafta leh ee islaamka." waxuu ahaa dardaarankii..
14 / 24
14. Imisa sano ayuu kudhintay cusman bin Ar-dhagaral..
15 / 24
15. Ninkii aasaasay dawlada cusmaaniyiinta waxa uu ahaa...
16 / 24
16. Magaala madaxda boqortooyadii biizantiinka waxa ay aheyd..
17 / 24
17. Magaaladii Ar-dhagaral uu furtey waxay aheyd...
18 / 24
18. Magaala madaxdii boqortooyadii Saljuuqa waxay aheyd..
19 / 24
19. Goormuu dhashay Goormuuna dhintay Suldaan calaa'udiin saljuuqi..
20 / 24
20. Aasiyada yar waxaa loo yaqiinay..
21 / 24
21. Sanadkii Cusmaaniyiinta burbureen waa..
22 / 24
22. Sanadkii Dowlada Cusmaaniyiinta la'aasaasay waa..
23 / 24
23. Dowladii Cusmaaniiinta waxaa la aasaasay qarnigee...
24 / 24
24. Cusmaaniyiinta waxa ay soo galeen aasiyada yar qeybtii ugu danbeysay ee qarnigii...
Your score is
The average score is 70%
Restart quiz